Heesta Qaraxdiid New!
Hees aan caadi aheeyn oo lagu alifay Al Shabaab oo ku biirtay Al Qaacida & Qeeylo dhaan kulul oo ka soo yeertay Fanka Soomaaliyeed (Halkaan ka Daawo Heesta Cusub ee Qaraxdiid & Maleeshiyaadka Al Shabaab kuwooda Afka duuban oo la sheegay inuu Cuqdad Nafsi dilay waliba guri kasta Bistoolada la hor taagan yihiin )

Qaraxdiid waa Hees cusub oo Qeeylo dhaan ah waxaana lagu soo aadiyay ka dib markii Xarakada Al Shabaab si toos ah ay ugu biirtay Ururka Al Qaacida.

Waa Heestii ugu horeeysay oo Bulsho weeynta Soomaaliyeed looga digay in Qaraxyo iyo Dhibaatooyin cusub loo adeegsado sanadkaan 2012 .

Miraha Heesta Qaraxdiid saaran waxeey si toos ah ugu socdaan Xarakada Al Shabaab oo ku biirtay Ururka Al Qaacida waxaana erayada ugu kulul ka xusi karnaa " War hooy hooy Dhibka naga dhaafa, Dhalaankii waad leeyseen, Dhibaato ayaad noo keenteen ,Umadii waad dhameeyseen.

Diinteey ku qarabtaan ,Wadaadada weey laayaan, Wareerkooda waa batay,Wel wel waay na badeen,Waliyoow naga qabo. Calankii weey gubeenoo,Caruurtii calaamadeeyeen,Cuqaashii ceel ku rideen,Culumadii ciil ku beereen,Calaacal waa dhamaadee Casiisoow Alla Casiisoow na caymi.

Qabuuraha weey qodaan,Al Qaacida weey ku biireen, Qofkeey arkaan weey qalaan, Qaraxa weey quutaan, Qalbigooda waa Qiiqay, Qasaaro waa Qaaso, Qoriga qaata maanta Qolfaaftaan iska dhiciya,Qubiya Hooy Qubiya, Jabiya weey jabeenee.

Dagaalka Fanka iyo kan Qalinka ayaa Dunida waxaa looga qiray inay ka kuleel badan yihiin ama ka daran yihiin kan Qoriga wata ee dagaalamaya maxaa yeelay Fanka iyo Saxaafada waa kuwa ugu badan ee Bulshadu inta badan ay ku xiran tahay.

Muuqaalka Heestaan cusub ee Qaraxdiid waxaa laga xusi karaa Maleeshiyaadka u Dagaalama Al Shabaab kuwooda afka duubta oo Bistoolad la hor taagan Guryaha ama aqalada kuwaas oo lagu sheegay inay toogtaan dadka loo soo diro waana arin ku cusub dhaqanka Soomaaliyeed Qof Afduuban oo hor taagan Guryaha Shacabka.

Halkaan ka Daawo Heesta Qaraxdiid http://www.youtube.com/watch?v=HtwcNOcAsKc