Spread the love

Yousuf oo ah nin Muslim Norwjiyaan ah ayaa bartiisa tiktoga waxuu soo geliyay masawirka wiilka oo la yiraahdo Muscab.

Ninkaan Norwejiyaanka ah ayaa eed dusha ka saaray wargaysyada  Norway. 

Waxuu yiri:

“Ma arag meel ay mediyada Norway ku leeyihiin cunsurinimo ayaa loo dili rabay wiilkaan”

Tan kale Yousuf waxuu dadka danaynaya inay wax u qabtaan wiilka iyo qoyskiisa ka codsaday inay waxay awoodaan oo qarsh ah soo gaarsiiyaan wiilka.

Warcusub.com ka daawo warka yussuf iyo waliba tiktogiisa.

@yousuf_dawah

Rasistisk motivert drapsforsøk på Musab 12 år i Moss? 😳Hva tenker dere? 😔 #moss #vg #nyheter #dagbladet #nrk #media #muslim #norge #hat #sian #norsktiktok

♬ Taweel Al Shawq – Ahmed Bukhatir

Warkii hore ee wiilka waxaad ka raadsataa bogga Warcusub Media ku leeyahay Tiktoga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *