Spread the love

Warcusub.com ayaa Soomaalida qurbaha iyo Soomaaliya u soo helay Machad ay aad ugu baahnaayeen.

Machadka Alminhaaj waa Machad hab online ah wax looga barto. Sidoo kale waxaa la booqan karaa xarumaha Machadku ku leeyahay Norway, Ingiriiska, Maraykanka, Soomaaliya, Canada iyo Australia.

Machadka Alminhaaj wuxuu caruurta iyo dhalinyarada wax ku fahansiiyaa luqada looga hadlo wadanka ay degan yihiin.

Warcusub.com ayaa waraystay maamulka machadka Alminhaaj. Maamulka ayaa u sheegay Warcusub.com in machadka Alminhaaj la aasaasay 2023dii, arday badana ay ka qalin jabiyeen. Machadka Alminhaaj waxaa hab online ah looga bartaa 5 maado oo diini ah iyo 4 maado oo maadi ah. 5ta diiniga ah ayaa waxay kala yihiin Tafsiirka Quraanka, Siirada, Fiqiga, Caqiidada iyo Axaadiithta. 4ta maadiga ah ayaa kala ah Luqada soomaaliga, Guurka, Tarbiyada caruurta iyo barashada Afcarabiga..

Faahfaahin intaa dheer kala xiriir machadka Alminhaaj Talefoonada, emailka iyo websaydka hoos ku xusan, waraysigana ka daawo hoos:

Taleefoonada Machada Alminhaaj:


📞 +44 7915 670844
📞 +252 61 6999838
📞 +47 4845 9799

Booqo bogga Machadka

🌐 https://machadkaalminhaaj.com

E-mail:

📧 machadkaalminhaaj@gmail.com

https://vm.tiktok.com/ZNRVonFWL

@warcusub.com

Waraysiga mmamulka machadka Alminhaaj ee barashada diinta iyo maadiga #somalitiktok #fy #videoviral #foryoupage❤️❤️ #somalisweden

♬ original lyd – Warcusub.com

Unknown