Spread the love

Ma rabtaa inaad baasto imtixaanka B1 ee lagu xiray qaadashada baasaboorka Norway?

Sominfo oo ah machad waxbarasho oo laga leeyahay Norway ayaa waxuu kuu hayaa macalimiin ku taqasustay barashada luqada B1ka iyo waliba casharo kuu fududeenaya inaad baastid imtixaanka Noorwejiga ee loo yaqaan B1.

Sominfo wuxuu ku yaalaa Oslo. Soomaalida degan Oslo iyo agagaarkeeda way imaan karaan. Laakiin Soomaalida degan gobolada waxay wax ku baranayaan online ahaan.

Cinwaanka Sominfo waa Grønland 12, dabaqa 3aad.

Faahfaahin intaa dheer iyo isdiiwaan gelinta oo hada socota, booqo www.sominfo.no amaba Sominfo kala xiriir tlfka. 40950100

Unknown