Waxaa jira waalidiin caruurta ay dhaleen geeyay machadka Sominfo ee ku yaal Oslo. Caruurtaas waxay heleen mustaqbal fiican.
Sominfo waa machad dhisa mustaqbalka caruurta. Sominfo waxaa jooga macalimiin caruurta ka caawisa casharada, barana maadooyinka iskoolada lagu qaato sida xisaabta, Noorwejiga, Sayniska iyo maadooyin kale.
Caruurta soo marta Sominfo waxay helaan dugsi sare iyo jaamacad fiican, waxayna noqdaan ingineero, dhaqaatiir IWM.
Hadaad danaynayso inaad caruurtaada keento Sominfo, booqo Sominfo.no amaba Sominfo kala xiriir talefoonka 409 50 100.