Hoos ka daawo 2 video. Mid Soomaali ah iyo mid Noorweji ah.
Maqaayada Istanbuul waa maqaayad la aasaasay 2004tii oo macaamiishu ay aad ugu soo laa laabtaan. Maqaayadu waxay leedahay laba qayb. Qayb ku taal Grønland iyo qayb ku taal Trondheimsveien.
Maamulaha maqaayada ayaa Warcusub.com u sheegay in sababta dadku usoo laab laabtaan ay la xiriirto tayada cuntada oo aad u wanaagsan iyo saxanka oo loo buuxiyo dadka.
Maqaayada Istanbuul waxaa laga helaa quraac, qado iyo casho. Waraysiga oo Afnoorweji ah waxaad ka heli kartaa websaydka Warcusub.com