Spread the love

Machadka Sominfo waxuu kuu hayaa macalimiin tayo wanaagsan. Xafiiska ugu wayn ee Sominfo wuxuu ku yaalaa Oslo, laakiin dadka degan wadamada kale ama gobolada Norway waxaan waxbarashada ku soo gaarsiinaa qaab online ah.

Caruurta iyo dadka waa waynba waxbaan barnaa.

Maxaan kaa caawinaa? Nagala soo xiriir tlf. +4740950100

Unknown