Hadaad rabto in caruurtaada jaamacad kuu aadaan waa inaad yaraanta ku soo dhistaa. Caruurta waxaan u qabanay macalimiin baraya luqada, xisaabta IWM. Caruurta waxaan ka hormarinaa fasalkooda. Waxaan ka dhignaa nr. 1. Waalidiinta noo keena caruurta waxay noo sheegaan inay ku faraxsan yihiin Warcusub. Waxay yiraahdaan: “Mooraalka caruurta ayuu Warcusub kor noogu qaaday”
Nalasoo xiriir:
📞 Tel: +47 409 50 100
📧 Email: post@warcusub.com
Nagu darso:
📸 Instagram & X (Twitter): Warcusub
👻 Snapchat & TikTok: Warcusub.com
▶️ YouTube: Warcusubcom
📘 Facebook: Warcusub123