Warcusub Akademiet waa machad 10 sano dhisayay caruurta, dhalinyarada iyo dadka waawayn ee degan Norway.
Machadka ayaa hada qaadanaya arday cusub. Adiga ayaa na waydiinaya maadada aad u baahan tahay inaad baratid oo aad rabtid inaad horumar ka gaartid. Machadka waxaa ka shaqeeya 8 macalin oo aqoon sare leh.
Naga soo wac talefoon 409 50 100 oo ka faaidayso jaaniskaan.
Video: Facebook link
https://www.facebook.com/reel/2055735701975834
Video – TikTok
