Spread the love

Finland: Sabti iyo Axad: Taariikh: 11.04 – 12-04.2026. Goobta: African Care, ITIS, Agenttitalo 2. kerros
Itäkatu 1–7, 00930 Helsinki. Saacada 10:00 subaxnimo – 17:00 galabnimo (waqtiga Finland) ______________________________________

Norway: Sabti iyo Axad: Taariikh: 04.04 – 05-05.2026. Saacada: 10:00-17:00. Cinwaanka: Grønland 12. Soo riix “Warcusub.com” Kadib imoow dabaqa 3aad.

Safaarada Soomaaliya ee Swedan waxay u adeegtaa Soomaalda degan wadamada waqooyiga Yurub ee Swedan, Norway, Danmark, Finland iyo Iceland.

Akoontiga bangiga

  • Warbixinta koontata:
  • Bank: Salaam Bank
  • Magaca koontada: Somali Embassy in Sweden
  • Nambarka koontada: 384 818 27
  • Xarunta: Muqdisho, Soomaaliya

Warbixin intaa dheer hoos kala xiriir Safaarada Soomaalida ee wadamada Waqooyiga:

H.E. Abdikarim Ahmed Mohamed, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Swedan iyo wadamada Waqooyiga (Nordic countries: Norway, Denmark, Finlnad iyo Iceland)

Unknown