Waxaad Warcusub.co ka heli kartaa 10 waxyaalood oo W ka biloowda.
- Warcusub
- Websayd codsi ka buuxin. Sida marka aad codsanaysid guri, shaqo, sharci IWM.
- Waxbarasho. Waxaan kuu haynaa macalimiin Soomaali ama ajaaniib ah oo aad u fiican.
- Websayd dhisid. Waxaan la shaqaynaa shirkado dhisa websaydyada.
- Warqad tarjumid. Waxaa noo shaqeeya dad luqadaha ku fiican.
- Warbixin. Waxaan soo gudbinaa warbixinada arimaha bulshada kuwaa oo anfacaad kuu leh.
- Waraysiyo. Waxaan waraysanaa dadka hormuudka u ah Soomaalida.
- Wadasheekaysi. Waxaan dadka u diyaarinaa goob ay ku sheekaysan karaan.
- Wadahadal. Waxaan dadka u diyaarinaa goob ay ku wadahadlaan si ay isku fahmaan.
- Wadatashi. Waxaan dadka u diyaarinaa goob ay ku tashadaan.
Faahfaahin intaa dheeraad ah nagala soo xiriir talefoonka ama emailka hoos ku qoran.
Noqo qofka u horeeya ee hala wararka cusub
Na soo raac ama nagu darso si aad u noqoto qofka u horeeya ee hala wararka cusub:
- Youtube – Subscribe: http://www.youtube.com/@warcusubcom
- Facebook – Follow: https://www.facebook.com/warcusub1
- Tiktok – Follow: https://www.tiktok.com/@warcusub.com
- Instagram – Follow: https://www.instagram.com/warcusub
- X – Follow – https://x.com/warcusub
- Snapchat – Follow – https://www.snapchat.com/@warcusubcom
Nala xiriir
📞 Tel: +47 409 50 100
📧 Email: post@warcusub.com