Waxaad Warcusub Center ka heli kartaa 10 waxyaalood oo W ka biloowda.
- Warcusub
- Websayd codsi ka buuxin. Sida marka aad codsanaysid guri, shaqo, sharci IWM.
- Waxbarasho. Waxaan kuu haynaa macalimiin Soomaali ama ajaaniib ah oo aad u fiican.
- Websayd dhisid. Waxaan la shaqaynaa shirkado dhisa websaydyada.
- Warqad tarjumid. Waxaa noo shaqeeya dad luqadaha ku fiican.
- Warbixin. Waxaan soo gudbinaa warbixinada arimaha bulshada kuwaa oo anfacaad kuu leh.
- Waraysiyo. Waxaan waraysanaa dadka hormuudka u ah Soomaalida.
- Wadasheekaysi. Waxaan dadka u diyaarinaa goob ay ku sheekaysan karaan.
- Wadahadal. Waxaan dadka u diyaarinaa goob ay ku wadahadlaan si ay isku fahmaan.
- Wadatashi. Waxaan dadka u diyaarinaa goob ay ku tashadaan.
Faahfaahin intaa dheeraad ah nagala soo xiriir talefoonka ama emailka hoos ku qoran.
Nala xiriir
📞 Tel: +47 409 50 100
📧 Email: post@warcusub.com
Nagu darso
📸 Instagram & X (Twitter): Warcusub
👻 Snapchat & TikTok: Warcusub.com
▶️ YouTube: Warcusubcom
📘 Facebook: Warcusub123