Spread the love

Joornaal ka soo baxa Norway ayaa waxuu isla barbar dhigay cida u badan daka ajnabiga ah ee lacagaha u dira wadankoodii hooyo. 10 wadan oo la isla barbar dhigay ayaa Soomaalidu noqdeen nrka koowaad. Soomaalida ayaa Soomaaliya u dirtay 362 milyan oo karoon, taa oo u dhiganta 34 000 000 dollar.

Halkaan ka aqri joornaalka oo Afnoorweji ah

Nagu darso oo na soo raac:

  • Instegram iyo X – Raadso Warcusub.
  • Snapchat iyo Tiktok – Raadso Warcusub.com
  • Youtube: Raadso Warcusubcom.
  • Facebook – Raadso Warcusub123.

Nala xiriir: Tlf. +4792121123. E-post:  Warcusub@gmail.com 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *