
Warcusub.com waxaad ka baran kartaa xisaab, Ingiriis, Soomaali ama maado kale oo aad adigu rabtid hab online ah ama aad imaanaysid. Warcusub.com waxuu kuu hayaa macalimiin caalami ah iyo macalimiin Soomaali ah. Warcusub.com waxaa loogu talagalay dadka waawayn, caruurta iyo dhalinyarada. Warcusub.Com waxuu dhisaa ardada si ay u keenaan buundo sare oo ay markaa u aadaan Jaamacad. Warcusub.Com waxuu hada qaadanayaa arday cusub.
Maxaad jeclaan lahayd in caruurta laguu baro? Maxaadse adigu jeclaan lahayd inaad barato?
Nagu darso oo na soo raac:
- Insaegram iyo X – Warcusub.
- Snapchat iyo Tiktok – Warcusub.com
- Youtube: Warcusubcom.
- Facebook – Warcusub123.
Nala xiriir: Tlf. +47 9 2121 123. E-post: Warcusub@gmail.com