Joornaal ka soo baxa Norway ayaa waxuu isla barbar dhigay cida u badan daka ajnabiga ah ee lacagaha u dira wadankoodii hooyo. 10 wadan oo la isla barbar dhigay ayaa Soomaalidu noqdeen nrka koowaad. Soomaalida ayaa Soomaaliya u dirtay 362 milyan oo karoon, taa oo u dhiganta 34 000 000 dollar.
Halkaan ka aqri joornaalka oo Afnoorweji ah

Nagu darso oo na soo raac:
- Instegram iyo X – Raadso Warcusub.
- Snapchat iyo Tiktok – Raadso Warcusub.com
- Youtube: Raadso Warcusubcom.
- Facebook – Raadso Warcusub123.
Nala xiriir: Tlf. +4792121123. E-post: Warcusub@gmail.com