Spread the love

Bogga Tiktoga ee Warcusub ayaan soo gelinay waraysi Naima Abdirahman oo sheegaysa inay tahay Xildhibaanad ka mid aha golaha xaafada Bydel Gamle Oslo. Dadka intooda badan ayaa komentiga Tiktoga ugu hambalyeeyay laakiin dadka qaar ayaa ku dhegay oo malaysan waayay inay xildhibaan tahay.

Baaritaan Warcusub Sameeyay waxaan ku soo ogaanay inay Naima tahay Xildhibaanad ka mid ah bydelsutvalg bydel Gamle Oslo.

Waakan linkiga Oslo kommune lagu qoray in Naima taha Xildhibaanad matalaysa Høyre.

Magaceedana waxaan ka soo qaadnay screenshot.

Marka dadka ku dheganoow ka gambista gabadha.

https://www.oslo.kommune.no/bydeler/bydel-gamle-oslo/politikk-og-politiske-moter/utvalg-og-komiteer-i-bydel-gamle-oslo/bydelsutvalget

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *