Laba Soomaali ah ayaa soo gashay Golaha deegaan Oslo
Anfa Hashi oo ka tirsan xisbiga Høyre iyo Ismail Ali oo ka tirsan xisbiga Venstre ayaa jaanis u helay inay…
Asho: Yaan dheg jalaq loo siin websaydyada xag jirka ah.
Asho waa gabar dhalin yar oo ku nool Norway. Waxay u soo shaqaysay dawlada iyo ha’ado private ah. Asho ayaa…
Wiil Soomaali ah oo la eedeeyay kadib markii uu ka tegay Booliska Norway
Websayd Noorweji ah ayaa eed dusha kala dul dhacay wiil Soomaali ah oo la yiraahdo Maxamed. Wiilkaan ayaa u shaqayn…
Cayrta ayuu rabaa inuu ka joojiyo Soomaalida Norway
Joornaal uu leeyahay xisbiga Frp ayaa maanta soo qoray war xasaasi ah. Nin ka tirsan xisbigaan oo la yiraahdo Laabak…
Dil ka dhacay Danmark
Wiil Somaali ah ayaa lagu xukumay 12 sano kadib markii lagu eedeeyay inuu tooreey ku dilay will kale. Wiilka la…
Raisulwasaaraha Norway oo yiri Soomaalida …
Raisulwasaaraha Norway ayaa sheegay in soomaalida Norway iyo kuwa Swedan aysan shaqo isku lahayn Dhibaato badan ayaa ka dhacday wadanka…
Norway sharciga ma ka ceshanaysaa reer Somali Land?
Hay’ada UDI ee sharciga siisa ajnabiga soo gala Norway ayaa maanta soo saartay war ay ku cadaynayso mawqifkeeda ku aadan…
Ciida ku ciid maqaayadaan
Maqaayada Madina Restaurant waxay ku taalaa Grønland halka baska 37 istaago.
iibso qamaaro qurux badan
Maalinta Sabtida ah, 06.04.2024 imoow hoolka Express iSchool si aad u heshid qamaaro tayo fiican oo qurxoon. Cinwaanku waa Grønland…
Talefoonka gabadha cilaanka qurxoon ku saarta Oslo
Magaca Luul. Talefoonka: +47 95 99 52 37 Sii qaybi