Spread the love

Express iSchool waxuu caruurta, dhalinyarada iyo dadka waawayn ka caawiyaa casharada iyaga oo imaan kara labada meel ee iskoolku ku leeyahay Oslo, ama casharada waxay ku qaadan kara online iyaga oo jooga gurigooda.

Labada cinwaan ee Express iSchool waxay kala yihiin: Grønland 12, dabaqa sadexaad iyo Biskop Grunnerus’ gate 14 A, dabaqa afaraad.

Hoos ka daawo masawirada labada meel:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *