Magacii hore ee aan lahaan jirnay waa Express skole. Hada waxaan ka dhignay Warcusub.com. Yaasiin waxuu ahaa arday yimaada goobteena Grønland 12. Xisaab ayuu naga qaadan jiray markii uu dhiganayay dugsiga sare. Hada Yaasiin wa uu dhameeyay jaamacada, waxaa uuna aad ugu mahad celiyay Warcusub.com . Daawo Yaasiin
Nagu darso oo na soo raac:
- Instegram iyo X – Raadso Warcusub.
- Snapchat iyo Tiktok – Raadso Warcusub.com
- Youtube: Raadso Warcusubcom.
- Facebook – Raadso Warcusub123.
Nala xiriir: Tlf. +4792121123. E-post: Warcusub@gmail.com