Spread the love

Caruurta iyo waalidkooda degan Oslo iyo magaalooyinka u dhow dhow ayaa loo fidiyay casumaad maalinta Axada ee ku beegan ciida.

Shirkada Hooyo Catering waxay ugu bishaaraynaysaa Soomaalida degan Oslo iyo nawaaxigeeda in caruurta loo diyaariyay sambuus, bajiye iyo cunto kale oo macaan. 

Caruurta waxaa kaloo loo diyaariyay goobo ay ku cayaaraan iyo shactiroolayaal ay jecel yihiin.

Goobtu waa Tøyenparken

Sidoo kale maalinta Jimcaha ah iyo sabtida gabdhaha yar yar iyo kuwa waawayn waxaa loo diyaariyay gabdho ku taqasusay cilaan saarka. Cinwaanku waa Sørligata 46 A.

Faahfaahin intaa dheer Abdifatah kala xiriir talefoonka 93614822

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *