Spread the love

Joornaal la yiraahdo Next City ayaa sheegay in mar dhow aan loo baahan doonin bangi kadib markii nin Soomaali ah oo la yiraahdo Said Sheik Abdi uu alifay kaarto cusub.

Said waxuu 200 oo Soomaali ah oo degan Maraykanka ka qaaday mid 2500 oo doolar. Kadib waxuu iibiyay guryo. Sidaan ayaana bangiyadii looga maarmay.

Sidee u aragtaa adiga kaartadaan? Sidee Soomaalida degan Yurub, carabaha, Asia iyo Afrika u samayn karaan kaartadaan oo kale?

https://nextcity.org/urbanist-news/minneapolis-somali-american-community-can-soon-bypass-the-bank-to-buy-homes?gad_source=1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *