Spread the love

Maalinta Sabtida ah, 06.04.2024 imoow hoolka Express iSchool si aad u heshid qamaaro tayo fiican oo qurxoon.

Cinwaanku waa Grønland 12. Garaac calaamada “Express iSchool” markaad timaadid. Kadib imoow dabaqa sadexaad.

Shirkada Crown Base waxaad online uga iibsan karta qamaaro tayo leh oo aad u qurxoon. Online ku iibso ama caadi u imoow. Warbixin intaa dheer la xiriir Mona ama Warsan.

Tlf: +4792082920 / + 4794806456

@warcusub.com

#somalitiktok #somalitiktok12 #somali #somalia #norway @Qali abdi Ali @Mahad Abdule @Crownbase @expressischool

♬ original sound – Warcusub

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *