Spread the love

Dukaan wayn oo caan ah,  si wayna u camiran kaa oo ku yaal Oslo, Norway xaafada Soomaalida u badan tahay ee Grønland ayaa albaabada la iskugu laabay kadib markii la jaajuusay.

Joornaal ka soo baxaa Norway oo la yiraahdo Nettavisen oo soo qoray warkaan ayaa sheegay in Wakaalda Qorshaynta iyo Dhismuhu sheegeen in dukaankaan sheekadiisa dad kale ay usoo jaajuuseen

Dukaanka masawirkiisa iyoo joornaalka qoray warkaan ka arag Warcusub.com

Sidee ayaad adigu u aragtaa in qof  uu jaajuuso dukaan wayn oo waqti badan la soo geliyay, kadibna si sahlan dawlada Norway u xirto? Yaad u malaynaysaa inuu jaajuusay?

Daawo masawirada, hoosna ka aqriso warka oo Afnorweji ah

https://www.nettavisen.no/nyheter/gronland-i-oslo-fant-ulovlig-frisorsalong-pa-butikkens-handikaptoalett/s/5-95-1972454

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *