Warcusub.com waxaad ka baran kartaa xisaab, Ingiriis, Soomaali ama maado kale oo aad adigu rabtid. Warcusub waxuu kuu hayaa macalimiin caalami ah iyo macalimiin Soomaali ah. Warcusub.com waxaa loogu talagalay dadka waawayn, caruurta iyo dhalinyarada. Warcusub.Com waxuu dhisaa ardada si ay u keenaan buundo sare oo ay markaa u aadaan Jaamacad. Warcusub.Com waxuu hada qaadanayaa arday cusub.
Maxaad jeclaan lahayd inaad barato? Talefoonka isqorista waa: +47 92 121 123



Nagu darso oo na soo raac:
- Instegram iyo X – Raadso Warcusub.
- Snapchat iyo Tiktok – Raadso Warcusub.com
- Youtube: Raadso Warcusubcom.
- Facebook – Raadso Warcusub123.
Nala xiriir: Tlf. +4792121123. E-post: Warcusub@gmail.com