Spread the love

Waxaa la ogaysiinayaa Dumarka Soomaaliyeed ee degan Oslo iyo nawaaxigeeda in maalinta berri ah dhacayo shir looga hadlayo sida looga hortago sokorowga iy kansarka ku dhaca naasaha. 

Waxaa shirka loogu tala galay 50 dumar ah. Waxaa imaanaya goobta oo ka hadlaya Dr. Ahmed iyo gabar Norweji ah oo ka socota Diabetsforbundet.

Shirka waxuu bilaabanayaa  9 saac galabnimo, amaba 3da galabnimo. 

Goobtu waa sarta u dhow Baazaarka Grønland dabaqa 3aad. Cinwaankuna waa Tøyenbekken 5. 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *