Warcusub.com waxuu caruurta, dhalinyarada iyo dadka waawayn baraa maadada ay rabaan. Sidoo kale Warcusub.com waxuu ardada ka caawiyaa casharadooda ay wataan.
Imoow ama hab online ah wax ku baro! Hadaad imaanaysid, cinwaankeenu waa Grønland 12, Oslo.
Masawirkaan hoose waa goobta Oslo ee Grønland 12, dabaqa 3aad.

Nagu darso oo na soo raac:
- Instegram iyo X – Raadso Warcusub.
- Snapchat iyo Tiktok – Raadso Warcusub.com
- Youtube: Raadso Warcusubcom.
- Facebook – Raadso Warcusub123.
Nala xiriir: Tlf. +4792121123. E-post: Warcusub@gmail.com