Spread the love

Wargays la yiraahdo Digiter ayaa maanta soo qoray in Rageh Omaar bilaabay inuu jareeyo isaga oo life ku jira, kadibna isbitaal loola cararay.

Rageh waxuu ushaqeenayay iTV News.

Tvgaan ayaa muuqaalkiisa hawada ka saaray Markii Rageh uu bilaabay inuu jareeyo.

Maamulka Tvga ayaa raali gelin ka bixiyay muuqaal la’aanta tvga, waxayna sheegeen inay soo noqon doonaan.

Rageh aqoon ma u leedahay? Ma ka war qabtaa xaaladiisa hada?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *