Soomaali laga celiyay Norway oo lagu qaarijiyay Somalia. Joornaalka Dagbladet ee ka soo baxa Norway ayaa qoray in booliiska Norway loo haysto Soomaali laga celiyay Norway oo lagu aasay qabri aan la garanayn. Akhri Somali+Norsk
Warar goos goos ah
-Dood ku saabsan Calanka Soomaaliyeed oo ka socota Noway. Riix
"Breivik oo dilay 77 qof ayaa ka xuquuq badan waalidiinta ajnabiga ah" Elvis ayaa Warcusub u sheegay in Waalidiin ajnabi ahi isaga sidaa ku yiraahdeen. Naciima ayaa iyadana tiri: " Akhri + Video
Elvis iyo Naciimo oo ku qarxiyay Wasiir ku xigeenka Soomaalidii mudaraadaysay u dacwoodeen iyo barnevernka. Elvis ayaa yiri: Wasiir kuxigeenka Soomaalida mudaharaadaysay u dacwoodeen waxuu ka tirsan yahay urur difaaca Barnevernka.Akhri