Spread the love

Maqaayada Madina Restaurant waxay ku taalaa Grønland halka baska 37 istaago.

  • Tlf: 48 44 00 46
  • Qoysaska waxaa loo sameeyay qiimo jabin
  • Cuntadu waa xalaal
  • Shaaha iyo maraqa (dressing) aad ku darsanaysid Pitzaha waa bilaash
  • Boos wayn oo la fariisto ayay leedahay
  • Mix grill ayaa aad loo soo jabiyay
  • Hoos ka daawo videoga maqaayada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *