Spread the love

Dagaalyahano ka go’ay wadanka Ukrain ayaa la baxay magaca Somalian Batalion oo macnaheedu yahay ciidan Soomaali oo kale ah.

Wikipidia waxuu sheegay in sababta ay ula baxeen magacaan ay tahay iyaga oo ciidankaasi u arkaan Soomaalida dad aan cabsan oo geesiyaal ah

Sidee adiga u aragtaa arinkaan? Soomaalidu geesiyiin miyaa, mise way cabsadaan?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *