Express iSchoolExpress iSchool wa iskool ku yaal Oslo oo casharada ka caawiya ardada, dhalinyarada iyo dadka waawayn. Sidoo kale iskoolka waxaa laga helaa waxbarasho deg deg ah. Website: www.expressischool.com , Tlf: 40950100