Spread the love

Hay’ada UDI ee sharciga siisa ajnabiga soo gala Norway ayaa maanta soo saartay war ay ku cadaynayso mawqifkeeda ku aadan in sharciga laga ceshanayo reer Somaliland iyo in kale

Websaydka TV-ga Nrk ayaa waxaa maanta lagu daabacay in UDI ay ogtahay in Soomaali badan oo sharci ku haysata Norway ay sheegeen inay yihiin Somali ka timid koonfurta laakiin la ogaaday inay ka yimaadeen Somaliland.

UDI waxay warka intaa ku dartay inaysan hada waqti u hayn arintaas oo kaysaskaas la laalaabay.

Tan macnaheedu waa in dad badan oo Soomaali ah ay hurdadu u macaanaan doonto.

Hoos ka aqriso Afnoorweji

For flere år siden kom det mange somaliere som hevdet de var fra Sør-Somalia og tilhørte svake klaner. Det ville gi asyl eller opphold på humanitært grunnlag i Norge på grunn av krig i sør. Men UDI mente mange av dem mest sannsynlig var fra Nord-Somalia, et fredelig område som ikke ville gitt opphold i Norge. UDI mente også at de ikke tilhørte de svake klanene som ble oppgitt.

Nå blir heller ikke disse Somalia-sakene undersøkt videre.

https://www.nrk.no/norge/udi-henlegger-tusen-asyljuks-saker-1.16794488

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *