Spread the love

Raisulwasaaraha Norway ayaa sheegay in soomaalida Norway iyo kuwa Swedan aysan shaqo isku lahayn

Dhibaato badan ayaa ka dhacday wadanka Swedan. Xisbiga Frp ee dalka Norway ka jira ee ay Soomaalidu necebtahay ayaa isku dayay inuu is bar bar dhigo Soomaalida Norway iyo kuwa Swedan laakiin taa waxaa ka diiday Raisulwasaaraha Norway. Waxuu Afnoweji ku yiri:

Alle forstÃ¥r at svensk-somaliere og norsk-somaliere er helt forskjellig

https://inyheter.no/17/04/2024/store-avviser-svenske-tilstander-i-norge-jeg-er-opptatt-av-a-forsta-norske-tilstander/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *