Spread the love

Anfa Hashi oo ka tirsan xisbiga Høyre iyo Ismail Ali oo ka tirsan xisbiga Venstre ayaa jaanis u helay inay soo galaan golaha deegaanka Oslo kadib markii siyaasiintii ka horaysay ay shaqo kale heleen.

Hoos ka fiirso magacyada iyo masawirada xubnaha golaha deegaanka Oslo

https://www.oslo.kommune.no/politikk/bystyret/medlemmer/#offset=30

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *