Spread the love

Wiil Somaali ah ayaa lagu xukumay 12 sano kadib markii lagu eedeeyay inuu tooreey ku dilay will kale.

Wiilka la dilay ayaa la yiraahdaa Mads Årberg. Kan dilka lagu eedeeyayna waxaa la yiraahdaa Zakariye Said. Zakariye waxaa lagu xukumay 12 sano. Laba wiil oo kale aya iyagana la xakumay kadib markii lagu eedeeyay inay iskugu tageen wiilka la dilay oo dhintay. Labada wiil ee kale ayaa mid la yiraahdaa Elmi, waxaana lagu xukumay laba son iyo sadex billod. Kan kalena waxaa la yiraahdaa Sadjaad waxaana lagu xukumay laba sono.

Joornaalka Ekstrabladet ayaa maanta soo qoray warkaan. Hoos ka aqriso warkaan oo af Danish ah.

Det gælder ligeledes for de to medgerningsmænd. Najiib Abubakar Sheik Jalil Elmi, der i dag er 21 år, er blevet idømt to år og tre måneders fængsel, mens Sadjad Hasan Qazzaz på 22 år er blevet idømt to års fængsel.

https://ekstrabladet.dk/krimi/22-aarig-doemt-12-aars-faengsel-og-udvisning/10201139

https://vm.tiktok.com/ZGeHxsucH

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *