Spread the love

Joornaal uu leeyahay xisbiga Frp ayaa maanta soo qoray war xasaasi ah. Nin ka tirsan xisbigaan oo la yiraahdo Laabak ayaa sheegay inuu qalqaalinayo inuu Soomaalida Norway ka joojiyo cayraha ay qaataan hadii ay safraan. Hoos ka aqri warka oo Af noorweji ah.

https://www.f-b.no/frp-laabak-vil-frata-flyktninger-sosialhjelp-hvis-de-flytter-fra-sin-forste-kommune/s/5-59-3267293

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *