Spread the love

Websayd Noorweji ah ayaa eed dusha kala dul dhacay wiil Soomaali ah oo la yiraahdo Maxamed. Wiilkaan ayaa u shaqayn jiray Booliska Norway. Laakiin shaqadaas waxuu ka doorbiday inuu u shaqeeyo hayad Islaami ah oo laga leeyahay Norway.

Websaydkaan oo ka daba qaata dadka ajnabiga ah ayaa eedaymaha uu jeediyay Maxamed waxaa ka mid ah inuu u ololeeyo dadka iyo dalka uu ka soo jeedo iyo waliba Falastiin.

Qofku ma wuusan xaq u lahayn inuu shaqo iska bedelo, oo aado mid kale? Maxaa loo xumaynaa arinkaan? Sidoo kale qofku haduu caawiyo dadkiisa ma wax xun baa?

Sidee ayay adiga kula tahay eedaan?

Halkaan ka aqri Afnoorweji

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *