Spread the love

Asho waa gabar dhalin yar oo ku nool Norway. Waxay u soo shaqaysay dawlada iyo ha’ado private ah. Asho ayaa karbaashtay websayd xagjir ah oo soomaalida wax ka sheegay.

Sidoo kale Asho waxay talo siisay dadka raba inay bedeshaan shaqo.

Boga tiktogeena ka daawo talada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *